
SBS Somali - SBS Afsomali
SBS (Australia)
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.
Location:
Sydney, NSW
Networks:
SBS (Australia)
Description:
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.
Language:
Multilingual
Contact:
SBS Radio Sydney Locked Bag 028 Crows Nest NSW 1585 Australia (02) 9430 2828
Website:
http://www.sbs.com.au/
Episodes
Uber oo kordhisay qiimaha safarka, shidaalka qaaliga ah awgii
4/16/2026
Rakaabka Uber-ka ee guud ahaan Australia, ayaa lagu soo rogey lacag dheeraad ah oo dhan shan senti (5c) halkii kiiloomitirba, laga bilaabo 15-kii April ilaa 8-da bisha Juun. Wax ka ogow sababta.
Duration:00:06:55
SBS News Somali:Warka Af-Soomaaliga 16 April 2026
4/15/2026
Dab ayaa qabsaday mid ka mid ah labadii wershadood ee ugu dambeeyey Australia ee shidaalka sifeeya.
Duration:00:05:16
Cambaarayn xooggan oo ka dhalatay qorshaha cusub ee socdaalka ee uu soo bandhigay Angus Taylor
4/15/2026
Hoggaamiyaha mucaaradka, Angus Taylor, ayaa qeexay qorshihiisa uu dalka kaga saarayo soo-galootiga haddii aysan muujin waxa uu ugu yeeray "qiyamka Australia." Taylor ayaa si gaar ah u beegsaday qaxootiga Falastiiniyiinta ah ee magangalyada ka raadsanaya dalkan.
Duration:00:11:48
SBS News Somali: Warkii Af-Soomaaliga Arbaco 15 2026
4/15/2026
Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dabmeeyey ee Australia iyo caalamka ee maanta
Duration:00:10:30
Griig-ga oo ku biiraya dalalka carruurta ka mamnuucaya baraha bulshada
4/14/2026
Giriigga ayaa hadda soo jeediyey in carruurta ka yar 15 sano laga mamnuuco baraha bulshada. Giannis Bittis ayaa aaminsan in ay tallaabadani go'doomin doonto jiilkiisa, isagoo sharraxaya saameynta ay ku yeelan karto saaxiibtinimada carruurta.
Duration:00:09:46
Dayax-gacmeedkii Artems 2 oo dayaxa kusoo wareegey dhulkana kusoo noqday
4/14/2026
Cirbixiyeennadii Artemis 2 ee hay’adda NASA ayaa dib ugu soo laabtay dhulka, ka dib markii ay taariikh cusub ka dhigeen socdaalkoodii ay ku tageen dhabarka dambe ee dayaxa.
Duration:00:07:16
India oo tiro-koobeysa 1.4 billion oo of
4/14/2026
Dalka India ayaa qorshaynaya inuu qabto tirakoobkii ugu weynaa ee ka dhaca aduunka, kaas oo lagu tirinayo dad tiradooda lagu qiyaasay 1.4 bilyan oo qof (hal bilyan iyo afar boqol oo kun oo qof)
Duration:00:05:52
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Isniin 13 April 2026
4/12/2026
Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka ee Isniin 13 April 2026
Duration:00:04:50
Thinking of a career change? Here are some tips and options to consider - Australia Explained: Shaqo cusub iyo bilow cusub: Sida loo beddesho xirfaddaada shaqo ee dalka Australia
4/12/2026
Looking to step into a new career? You're not the only one, the stats suggest. No matter your age, background or whether English is your first language, a career change at some point is almost inevitable nowadays. In Australia, support is available to help you through the process. - Ma hiigsanaysaa inaad u gudubto xirfad shaqo oo cusub? Kaligaa ma tihid, marka loo eego xogta iyo tirokoobyada dalka ka jira. Meel kasta oo ay da'daadu tahay, asalkaaga, ama xitaa haddii uu Af-Ingiriisku yahay luqaddaada koowaad iyo haddii kaleba, in qofku uu mar uun shaqadiisa beddesho, mid aan laga baaqsan karin bay noqotay sammankan la joogo. Warbixintan waxaynu ku eegaynaa fursadaha iyo taageerada ka jirta Australia ee laga heli karo si ay kaaga caawiyaan hannaankaas isbeddelka ah.
Duration:00:09:53
SBS Somali Friday Program Full: Barnamijkii Jimcaha oo dhan 10 April 2026
4/12/2026
Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimce 10 April 2026 oo dhammays tiran. Ka hel warar iyo warbixinno muhiim ah.
Duration:00:54:16
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Jimce 10 April 2026
4/10/2026
Warkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka ee Jimce 10 April 2026
Duration:00:10:39
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 10 April
4/9/2026
Ciidanka Soomaaliya oo kaashanaya saaxiibbadooda ayaa la sheegay inay duqaymo cirka ah u geysteen dagaallamayaal ka tirsan Al-shabaab oo ku sugnaa koonfurta Mudug. Odayaaasha Gedo-buuri Bari-na waxay sheegeen inay qaateen nabad shuruud la'aan ah oo ay hoggaaminayso xukuumadda Somaliland, iyo ciidamo tababar loogu xidhay Puntland.
Duration:00:11:25
Waraysi: Ubah Garbis - Xafladda Ciidul-fitr ee Grandville - Sydney
4/9/2026
Ubah Gabris oo ah guddoomiyaha Somali Council of NSW ayaa nooga warrantay xaflad loo dhigi doono munaasabadda Ciidul-fitri oo Axadda 12-ka April ka dhici doonta Grandville Town Hall - Sydney.
Duration:00:10:46
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga 9 April 2026
4/9/2026
Ra'iisal-wasaare Anthony Albanese ayaa Israel ugu baaqay inay joojiso duqaymaha ay ka waddo Lubnaan. Donald Trump-na wuxuu ku gooddiyey inuu dalalka Iran ka iibiya hubka badeecadahooda kusoo rogi doono cashuur dheeraad ah.
Duration:00:05:07
Khatarta Peptides-ka: Marka ay talada baraha bulshadu ka awood badato tan dhakhtarka iyo khatarteeda.
4/8/2026
Waaba laga yaabaa inaad maqashay "Peptides", waana maaddooyin laysku duro oo ay dadka qaar rumaysan yihiin inay si degdeg ah u gubaan baruurta, ka hortagaan gabowga, ama hagaajiyaan midabka iyo quruxda maqaarka. Khubarada caafimaadkuse waxay ka digayaan khatar ku duugan. Wax ka ogow.
Duration:00:11:36
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Arbaco 8 April 2026
4/8/2026
Wararka maanta waxaa ka mid ah Maraykanka iyo Iiran oo aqbalay xabbad-joojin 14 maalmood ah oo ay Pakistan dhexdhexaadisey.
Duration:00:12:43
#107 Protecting Wildlife | Talking about animals and nature (Med) - Learn English ep107: Baro Ingriisi - Ilaalinta duur-joogta iyo ka hadalka xayawaanka iyo dabeecadda
4/8/2026
Learn useful English for talking about animals, nature, and protecting wildlife. Practise everyday phrases for discussing threats to animals, expressing concern, and describing the environment. - Baro luqadda Ingiriisiga ee waxtarka u leh ka hadalka xayawaanka, dabeecadda, iyo badbaadinta duur-joogta. KU tabobaro weedhaha maalinlaha ah ee loo isticmaalo ka doodista khataraha soo food saara xayawaanka, muujinta walaaca, iyo sharraxaadda deegaanka.
Duration:00:10:23
Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 8 April 2026
4/7/2026
Halkan ka dhegeyso warkii ugu dabmeeyey ee Soomaaliya - Arbaco 8 April 2026
Duration:00:10:35
“Jirka haweenka yaan loo isticmaalin dagaalka" – Digniin ka soo baxday Medecines Sans Frontieres (MSF0
4/7/2026
Gudaha dalka Suudaan ayaa kufsiga loo isticmaalayaa sidii "hub dagaal oo kale. Haweenka iyo gabdhaha ka baxsanaya colaadda ayaa ka sheekaynaya kufsi kooxeed iyo jirdil loo geystey intii ay qaxayeen oo ay isku dayayeen inay gaaraan meel nabad ah. Sidaana waxaa lagu sheegay warbixin ay soo saareen hay'adda MSF.
Duration:00:10:43
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Talaado 7 April 206
4/6/2026
Australia iyo Iiraan oo labaduba ka jawaabey hadalkii madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, iyo tallaalka hargebka oo carruurta sanka laga siinayo sannadkan ayaa ka mid ah wararka maanta.
Duration:00:05:29