SBS Somali - SBS Afsomali-logo

SBS Somali - SBS Afsomali

SBS (Australia)

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Location:

Sydney, NSW

Description:

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Language:

Multilingual

Contact:

SBS Radio Sydney Locked Bag 028 Crows Nest NSW 1585 Australia (02) 9430 2828


Episodes
Ask host to enable sharing for playback control

Waraysi: Hassan Jama - Maamulihii laanta Af-Soomaaliga idaacadda SBS oo shaqadii ka tegey

4/27/2026
Hassan Jama, maamulihii laanta af-soomaaliga ee idaacadda SBS ee Australia ayaa 13 sannadood ka dib ka ruqsaystay shaqadii idaaccada. Waraysigan ayaanu ku weydiinney sababta.

Duration:00:17:04

Ask host to enable sharing for playback control

SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Talaado 28 April 2027

4/27/2026
Halkan ka dhegeyso warka Australia iyo caalamka ee Talaado 28 April 2026

Duration:00:04:16

Ask host to enable sharing for playback control

The overlooked story: Aboriginal and Torres Strait Islander service on ANZAC Day - Dhibbanayaashii la illaaway: Kaalinta dadka Aboriginal-ka iyo kuwa Torres Strait Islander ee xuska ANZAC Day

4/27/2026
Each year Australians gather on ANZAC Day to remember those who served in wars, conflicts and peacekeeping missions. But whose stories are we remembering? Are there stories we don’t always hear? In this episode we explore an important part of Australia’s history that has often been overlooked—the service of Aboriginal and Torres Strait Islander peoples. - Maalinta la yiraahdo, ANZAC Day waa mid ka mid ah maalmaha qaranka ee ugu muhiimsan Australia. Sannad kasta, dadku waxay isugu soo baxaan inay xusuustaan kuwii u soo adeegay dalkan, xilliyadii dagaallada iyo hawlgallada nabad-ilaalinta.

Duration:00:09:21

Ask host to enable sharing for playback control

Oohin lagu shaqaysto: Maxay dadka Kenya u kireystaan dad u ooya ehelkooda geeriyooday?

4/27/2026
Dalka Kenya, qaar ka mid ah qoysaska ayaa marka uu qof ka geeriyoodo, soo kireysta baroordiiqayaal xirfad u leh, oo ku xoogsada, oohinta iyo murugada.

Duration:00:07:19

Ask host to enable sharing for playback control

SBS News Somali: Warkii Af-Soomaaliga Isniin 27 April 2026

4/26/2026
Ninkii lagu eedeeyey isku-dayga inuu khaarajiyo Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa caawa la hor keenayaa maxkamad ku taal magaalada Washington.

Duration:00:05:11

Ask host to enable sharing for playback control

SBS Somali Program Friday: Barnaamijkii JImcaha oo dhan 24 April 2026

4/26/2026
Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimcaha 24 April 2026 oo dhammays tiran

Duration:00:50:27

Ask host to enable sharing for playback control

Cilmi baaris: Isbeddelka qabashada walxaha ee cir-bixiyeennada marka ay hawada sare joogaan

4/26/2026
Koox cilmi-baaryaal ah ayaa dersey 11 cir-bixiyeen, waxayna ogaadeen inay sameynayeen khaladaad xagga qabashada walxaha ah markay ka soo laabteen hawada sare. Markii hore, cir-bixiyeennadu si khaldan ayay u qiyaasayeen inta uu le’eg yahay culayska ama xoogga ay tahay inay walax ku qabtaan, balse muddo kooban ka dib, waxay la qabsadeen jawiga iyagoo dib ugu laabtay qaabkii caadiga ahaa ee ay wax u qabsan jireen.

Duration:00:07:32

Ask host to enable sharing for playback control

U doodayaasha oo soo dhoweeyey in qubeyska looga dhigo lacag-la'aan waayeelka xarumaha daryeelka

4/26/2026
Dowladda oo wax weyn ka beddeli doonta nidaamka NDIS, laakiin aqbashay inay bixiso kharashka qubeyska ee dadka waayeelka ah ee u qalma nidaamka.

Duration:00:10:53

Ask host to enable sharing for playback control

Tallaalka RSV oo bilaash looga dhigay dadka waayeelka ah ee Australia

4/24/2026
Dowladda Federaalka ayaa ku dhawaaqday barnaamij tallaal oo lacag-la’aan ah, oo loogu talogalay dadka waayeelka ah ee Australia, si looga badbaadiyo fayraska khatarta ah ee la yiraahdo RSV.

Duration:00:07:52

Ask host to enable sharing for playback control

SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Jimce 24 April 2026

4/24/2026
Warkii Australia iyo caalamka ee Jimce 24 April 2026 halkan ka dhegeyso.

Duration:00:09:58

Ask host to enable sharing for playback control

Somalia News: Warka Soomaaliya Jimce 24 April 2026

4/23/2026
Halkan ka dhegeyso warkii Soomaaliya naga soo gaarey maanta oo Jimce ah - 24 April 2026

Duration:00:10:03

Ask host to enable sharing for playback control

SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Arbaco 22 April 2026

4/22/2026
Wararka maanta waxaa ka mid ah, Madaxweynaha Maraykanka oo sheegay in uu dalkiisu kordhin doono xabbad-joojinta ay horey ula qaateen Iran. Iran-na waxay dalalka Khaliijka ugu gooddidey inay burburin doonto soo-saarka shidaalkooda haddii uu Maraykanku kasoo weeraro dalalkooda.

Duration:00:12:37

Ask host to enable sharing for playback control

Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 22 April 2026

4/21/2026
Halkan ka dhegeyso warkii Soomaaliya naga soo gaarey maanta oo Arbaco ah, 22 April 2026

Duration:00:09:24

Ask host to enable sharing for playback control

Tacsi: Ahmed Abdillahi Mohamed (Brigato)

4/21/2026
Ilaahay ha u naxariiste'e, Axmed Cabdillaahi Maxamed oo ku magac dheeraa Brigato, ayaa Isniintii shalay ee 20 Febraayo 2026 lagu aasay Xabaalaha Rockwood Cemetery. Halkana ayaad ka dhegeysan kartaa tacsida

Duration:00:08:06

Ask host to enable sharing for playback control

SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Talaado 21 April 2026

4/20/2026
Halkan ka dhegeyso warkii Talaadada 21 April 2026 ee Australia iyo Caalamka

Duration:00:05:26

Ask host to enable sharing for playback control

Uber oo kordhisay qiimaha safarka, shidaalka qaaliga ah awgii

4/16/2026
Rakaabka Uber-ka ee guud ahaan Australia, ayaa lagu soo rogey lacag dheeraad ah oo dhan shan senti (5c) halkii kiiloomitirba, laga bilaabo 15-kii April ilaa 8-da bisha Juun. Wax ka ogow sababta.

Duration:00:06:55

Ask host to enable sharing for playback control

SBS News Somali:Warka Af-Soomaaliga 16 April 2026

4/15/2026
Dab ayaa qabsaday mid ka mid ah labadii wershadood ee ugu dambeeyey Australia ee shidaalka sifeeya.

Duration:00:05:16

Ask host to enable sharing for playback control

Cambaarayn xooggan oo ka dhalatay qorshaha cusub ee socdaalka ee uu soo bandhigay Angus Taylor

4/15/2026
Hoggaamiyaha mucaaradka, Angus Taylor, ayaa qeexay qorshihiisa uu dalka kaga saarayo soo-galootiga haddii aysan muujin waxa uu ugu yeeray "qiyamka Australia." Taylor ayaa si gaar ah u beegsaday qaxootiga Falastiiniyiinta ah ee magangalyada ka raadsanaya dalkan.

Duration:00:11:48

Ask host to enable sharing for playback control

SBS News Somali: Warkii Af-Soomaaliga Arbaco 15 2026

4/15/2026
Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dabmeeyey ee Australia iyo caalamka ee maanta

Duration:00:10:30

Ask host to enable sharing for playback control

Griig-ga oo ku biiraya dalalka carruurta ka mamnuucaya baraha bulshada

4/14/2026
Giriigga ayaa hadda soo jeediyey in carruurta ka yar 15 sano laga mamnuuco baraha bulshada. Giannis Bittis ayaa aaminsan in ay tallaabadani go'doomin doonto jiilkiisa, isagoo sharraxaya saameynta ay ku yeelan karto saaxiibtinimada carruurta.

Duration:00:09:46